Home wararka Dalka Faah Faahin Qaraxyo Ka Dhacay suuqa Bakaaraha ee muqdisho.

Faah Faahin Qaraxyo Ka Dhacay suuqa Bakaaraha ee muqdisho.

0
SHARE

Magaalada Muqdisho waxaa Laga Maqlay laba Jug oo Xoogan oo Loo Maleenayo qaraxyo ismiidaamin ah.

Masuuliyiin ka tirsan Hay’adaha amaanka ayaa Noo xaqiijiyay in Qarax uu ka dhacay Meel u dhaw Shirkadda isgaarsiinta  Hormuud ee Suuqa Bakaaraha.

Qaraxa ayaa ka dhashay dab qaldan oo ku dhacay Haamaha Shidaalka ee Shirkadaha Gaaska Keena dalka, waxaana mar qura isla qarxay dhowr Haamood oo Gaas ku jiray.

Ma jirto ilaa hada wax khasaare ah oo ka dhashay, dadka qaar ayaa sheegaya in khasaare jiro.

La soco wixii soo kordha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here