Home Wararka Maanta Boliiska Soomaaliya oo Gacanta ku soo dhigay dad lagu soo Eedeeyay Kufsi

Boliiska Soomaaliya oo Gacanta ku soo dhigay dad lagu soo Eedeeyay Kufsi

0

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku soo dhigay, dhamaan eedeysanayaashii la rumeysanyahay in ay dhibaateeyeen UBAX IBRAAHIM CABDULAAHI.

Ubax, ayaa lagula kacay falal bini’aadanimada ka baxsan, Diinteena iyo shuruucda kale ee dalka ayaa damaanad qaaday, Sharafta, Karaamada iyo Xushmada Muwaadinka Soomaaliyeed sida uu shaaciyay Afhayeenka Boliiska Somaliya.

Boliiska Soomaaliya waxay sheegeen in Cadaalada ay Mari doonaan dadkaan Lagu soo Eedeeyay Kufsiga iyo Falal kale  oo diinteena suuban ka baxsan.

Ubax ayaa dhawaan Loo gaystay Kufsi waxaana Boliisku shaaciyeen in dadkii ka dambeeyay Falkaasi ay Gacanta Ku soo dhigeen

Ad
Previous articleMadaxweynaha Kenya oo jeediyay hadal lagu tilmaamay inuu ka dhan yahay Soomaaliya
Next articleDagaalka itobiya ka socda oo khadka Tareenada ee Jabuuti iyo itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here