Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo 3 Xildhibaan ka joojiyay Fadhiyada Barlamaanka iyo Gunadii...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo 3 Xildhibaan ka joojiyay Fadhiyada Barlamaanka iyo Gunadii ay Qaadan jireen

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo wajahaya kacdoon ay wadaan Xildhibaano gollaha ka tirsan ayaa gunnada iyo fadhiyada gollaha ka joojiyay 3-mudane, mudo 4-fadhi ah.

Warqadan oo wasaradda maaliyadda loo diray ayaa ka dhigan fariin goodin ah oo lagu hakinayo dhaqdhaqaaqa gacal ka dhanka ah ee golluhu wado.

Ad
Previous articleGaadiidka Dadka ukala qaada Cadaado iyo Dhuusamareb oo Qarka Usaaran inay joogsadaan iyo Weeraro ka dhacay Wadadaas Maantay
Next articleMadaxweyne Laftagareen oo ugu Danbayntii Soo Gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga Qaybgalo shirkii Rooble ku Baaqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here