radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Deg Deg Xildhibaano Gaaraya 147 Xildhibaan oo kalsoonidii kala laabtay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Magalada dhuusamareeb ee Xarunta  Galmudug ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ,kuwaas oo ka dooday mooshin ay sheegeen inay ka keeneen guddoomiyaha Baarlaamanka Galmudug.

Xildhibaanada ayaa dood dheer kadib waxa ay cod u qaadeen mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir,waxaana natiijda ku dhawaaqay guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

Waxa uu sheegay in kulankii Maanta ay soo xaadireen 147 xildhibaan 146 ka mid ah ay ogolaadeen in codka kalsoonida lagala noqdo Cali Gacal Casir gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug halka hal mudane uu diiday,sidaasina uu xilkii ku wayaayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Dhinaca kale xildhibaano ka tirsan Galmuudg oo ku sugan Magalada Cadaado  ayaa sheegey inaysan waxba kala socon kulanka ka dhacay Magalada Dhuusamareeb,isal markaana natiijada ka soo baxday aan waxba ka jirin.

Cali Gacal Casir oo ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug balse Maanta ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen ayaanan weli ka jawaabin xilka qaadista la sheegay in lagu sameeyey.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka Maanta oo Dhan

Dhageyso Magaalada Galkacyo oo ay Ka dhacday Dhacdo La Yaab leh oo Lagu soo Bad baadiyay Shimbir lugta Gashatay Koronto
- Jan 22, 2019
Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa Ka dhacday Dhacdo Cajiib ah iyadoona Dadka Magaalada ...
Faah Faahin Qarax Muqdisho Loogu Geestay Dhaqtar Cadaan ah oo Ka Howlgelayay Goob Caafimaad
- Jan 22, 2019
  War dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lagu dhaawacay Dhaqaatiir ajaanib ah oo gelinkii ...
Dhageyso Shacabka ku Nool Deegaano Ka Tirsan Mudug oo Ka Cabanaya Ciidamada Puntland
- Jan 21, 2019
Qaar Ka mid ah Shacabka Ku Nool Deegaanada Bare ee Gobalka Mudug ayaa Ka ...
Dhageyso isbitaalka Degmada Bandiiradley oo Lagu Kordhiyay Qeyb Cusub oo Bukaan Jiif ah.
- Jan 21, 2019
Munaasabad Xariga looga jarayay Qeybo lagu kordhiyay isbitaalka Degmadda Bandiiradley ayaa lagu qabtay Degmadaas. Hirgalinta ...
Maydadka 4 Ruux oo Shacab ah ayaa lagu Arkay Duleedka Muqdisho
- Jan 21, 2019
Meydadka illaa afar ruux oo rag ahaa ayaa lagu arkay duleedka degmada Dayniile, kuwaasoo ...
Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo Nin Ajnabi ah ku Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
- Jan 21, 2019
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa  lagu qabtay nin ajnabi ah oo la sheegay in ...
Dhageyso Taariikhda Degmada Baxdo ee Gobalka Galgaduud.
- Jan 20, 2019
Degmada Baxdo ee gobalka Galgaduud ayaa Ka Mid ah Degmooyinkii Ugu Dambeeyay ee Si ...
Dhageyso Boliiska soomaaliyeed oo sheegay in ay dhib Ku Qabaan Sharciga Wadooyinka iyo gaadiilayda
- Jan 20, 2019
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabatay Kulan Ku saabsan Sharciga wadooyinka Dalka ...
Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn ay La Dhaceen Baar Sanguuni ee Jubbaland
- Jan 20, 2019
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay duqeymihii shalay ka dhacay degaanka Baar-Saguuni waxaana ay ...
Dhageyso Madaxweyne Baasto Maamulka Galmudug Waxuu diyaar u yahay La Shaqeynta Maamulka Puntland
- Jan 20, 2019
Axmed Maxamuud Xasan Baastoo Oo Dhawaan Xildhibaano katirsan Galmudug ay sheegeen inay udoorteen Madaxweyne ...
Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galaya Shir Caalami ah oo Ka dhacaya Dalka Bayruut (Akhriso)
- Jan 20, 2019
Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa qortay in Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo  ka mid yahay ...
Daawo Sawirada Weerarkii Maanta ka Dhacay Deegaanka baar sanguuni.
- Jan 19, 2019
Saaka Aroortii Ayaa Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab Waxa ay Weerar Ku Qaadeen Fadhiisimo Ciidamada ...
Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya (Sawiro)
- Jan 19, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo ...
Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay in ay Gacanta Ku soo Dhigeen Sarkaal Sare oo Shabaab ah
- Jan 19, 2019
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay inay ...
Amaanka Magaalada Muqdisho oo Maanta aad Loo Adkeeyay” iyo Warar Ka soobaxay Caasimada
- Jan 19, 2019
Waxaa aad loo adkeeyay Amniga Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxaana xilli dembe xalay lagu ...