Home galmudug Dhagayso Gudoomiye ku xigeenka Galmudug oo Aqbalay Mooshin laga gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka...

Dhagayso Gudoomiye ku xigeenka Galmudug oo Aqbalay Mooshin laga gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

0
SHARE

Shir jaraa’id uu maanta qabtay Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka Galmudug Xareed cali xareed ayaa sheegay in uu soo gaaray Mooshin ay soo gudbiyeen Xildhibaano ka Tirsan Galmudug.

Waxa uus sheegay in uu Mooshinkaan aqbalay ka dib markii ay soo gudbiyeen xildhibaano ka tirsan Galmudug.

Sidoo  kale waxuu sheegay in Looga Baahan yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas in muddo 10 Maal mood ah uu ku soo gaaro galmudug, islamarkaana uu is difaaco.

Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here