Home wararka Dalka Dhagayso Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in lala Tacaalayo Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii...

Dhagayso Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in lala Tacaalayo Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Degmada Hodan

0
SHARE

Wasaarada Caafimaadka soomaaliya ayaa sheegtay in ay la tacaali doonto dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Degmada Hodan ee Muqdosho.

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka soomaaliya, Fowziyo Abiikar Nuur oo Maanta Booqatay isbitaalada la jiifiyay dadkii shalay dhaawacmay ayaa sheegtay in 4 ruux ay la liitaan dhaawac Halis ah.

Waxay sheegtay in ay Daweyn doonaan Dadkaas Dhaawacyada qaba.

Halkaan Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here