Home galmudug (Akhriso) Galmudug Oo Warsaxaafadeed Ka soo saartay Fara Gelinta Dowlada Dhaxe ku...

(Akhriso) Galmudug Oo Warsaxaafadeed Ka soo saartay Fara Gelinta Dowlada Dhaxe ku Haysto Galmudug.

0
SHARE

Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa dawlada Somalia markale ku edaysey faragalinta maamulka galmudug.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa Lagu Yiri, Waxaan taageersanahay Go”aanka Dowlada Dhaxe ay Ka Qaateen Maamul gobaleedyada Dalka islamarkaana ay Ku Raaceen xisbiyada Dalka.

Waxaa cadeeneynaa in ay Wili Jirto Fara Gelinta Dowlada dhaxe ay ku Hayso Galmudug.

Uma Dulqaadan doono Fara gelin Joogta ah oo maamulka galmudug uga imaanaysa Dowlada Fedraalka ayaa Lagu yiri, warsaxaafadeedka.

Halkaan  Ka Akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here