Home wararka Dalka Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug oo Mooshin ka gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug...

Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug oo Mooshin ka gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo G/Baarlamaanka

0
SHARE

Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug ayaa Sheegay in ay Mooshin Ka keenayaan Qaar Ka mid ah Madaxda galmudug.

Xildhibaano ka socda garabka sheekh shaakir oo gaaraya 89-Xildhibaan ayaa Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Mooshin ka gudbiyay.

sababaha mooshinka ayaanna lagu Sheegay Kadib Markii labada masuul ay ka soo horjeesteen go’aankii Xaaf ee Dowladda dhaxe.

Shalay ayaa Gudoomiyaha  Baarlamaanka Galmudug waxuu sheegay in aysan taageersaneen Go”aankii madaxda galmudug ay kismaayo Ka Gaareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here