Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: IGAD oo Soo Saartay War ka Nixiyay Itoobiya

War Deg Deg ah: IGAD oo Soo Saartay War ka Nixiyay Itoobiya

0

Madaxda Urur goboleedka IGAD oo meel uga soo wada jeestay xadgudubka dowladda Ethiopia ay ku sameysay madax banaanida dhuleed ee JFS.

Shir Madaxeedkii 42 aad ee Ururka Goboleedka IGAD oo maanta ka qabsoomay Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa Laga soo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ka kooban.

Madaxda IGAD ayaa isku raacay in lama taabtaan ay tahay Madax banaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxda ayaa soo jeediyey in Heshiis walba oo Soomaaliya lala galayo uu soo maro dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo war ka soo saartay diyaarad ku burburtay Ceelbarde
Next articleNuxurka Khudbaddii xasaasiga aheed ee Xasan Sheekh uu ka jeediyey shirka IGAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here