Home Wararka Somaliya Galmudug Maleeshiyaad Caraysan oo goordhow Goostay Wadada Xariirisa Cadaado iyo Dhuusamareeb

Maleeshiyaad Caraysan oo goordhow Goostay Wadada Xariirisa Cadaado iyo Dhuusamareeb

0

Beesha Faarax Yabarow oo kamida beelaha wax kadaga magaalada Dhuusamareeb ayaa caawa goysay wadada isku xirta Dhuusamareeb iyo Mareegur iyagoo cabasho ka ah sida loo qaybiyay xubnaha gola deegaanka Dhuusamareeb oo ay sheegeen in gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganay oo jufadiisa siiyay kursi ay lahaayeen Faarax Yabarow uuna kamid noqday jufadiisa taasoo keentay inay wadada xirtaan.

Sida sawirka kamuuqata miliishiyaadka beesha wadada goosatay ayaa celinaya baabuurta iyo dadka kusafraya wadada waxayna dhufaysyo kasamaysteen halka jidgooyadu utaal.

Ad
Previous articleMaxkamadda Gobalka Banaadir oo Maanta fulisay Xukuno kala duwan (Sawiro)
Next articleWilliam Ruto oo xil Sare u magacaabay Uhuru Kenyatta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here