Home Wararka Maanta Hinti dhowrka Guud ee Qaranka oo War ka soo saaray Murankii Tiyaatarka...

Hinti dhowrka Guud ee Qaranka oo War ka soo saaray Murankii Tiyaatarka Qaranka

0

Hinti dhowrka Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa Qoraal Rasmi ah ka soo saaray Muran ka taagneed Maalmihii La soo dhaafay  ka taagnaa Tiyaatarka Qaranka

Qoraalka ka soobaxay Hanti Dhowrka ayaa u qornaa sidaan

” Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u danbeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta arrin la xiriirtay bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka ayaa maanta ka soo saaray qoraal rasmi ah.

Ad
Previous articleMareykanka oo shaaciyay in sida ay Weerarada uga Fuliyaan Soomaaliya si lamid ah uga Fulin doonaan Afgaanistaan
Next articleMaamulka Puntland oo sheegay in Ciidan u direen Dhanka Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here