Home wararka Dalka Hanti dhowrka Qaranka Soomaaliya oo War ka soo Saaray Sida ay uga...

Hanti dhowrka Qaranka Soomaaliya oo War ka soo Saaray Sida ay uga madax banaanyihiin Siyaasada dowlada.

0
SHARE

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in Xafiiskaasi uu ka madax banaan yahay laamaha kala duwan ee dawladda iyo dhinacyada siyaasadda dalka.

War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaran uu dardar geliyey sare u qaadida dawlad wanaagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa, islamarkaana muddo 30 sano kadib ay fuliyeen howlgallo lagu dagaalamayo lunsashada Hantida Qaranka.

Halkaan Ka Akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here