Home puntland Dhageyso Shir Jaraa.id oo ay qabteen Odayaasha Gobolka Mudug iyo Xaalada Puntland...

Dhageyso Shir Jaraa.id oo ay qabteen Odayaasha Gobolka Mudug iyo Xaalada Puntland oo ku sugan kala guur..

0
Nabadoono iyo siyaasiyiin maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladdan Gaalkcyo ayaa ka hadlay maraxladda xiligan Puntland ay marayso,doorashooyinka kusoo fooleh,shirki kismaayo iyo 20 sano kadib Puntland xaladdeeda meesha ay marayso.
Odayaasha ayaana ka hadlay sida Maamulka Puntland maanta ku wajahayo xaalada guud ee dalka iyo sida sharci darada ee dadka looga qaado canshuurta iyadoo shantii sano ee Cabdi weli gaas la kordhiyay canshuur.
Waxay sidoo kale arintaasi ku dareen in amaanka puntland uu faraha kasii baxayo isla markana meel kasta leesku dhaco.
Halkan Hoose ka dhageyso Codka odayaasha.
10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here