Home galmudug Dhagayso Xidlhibaano sheegay in ay xilka Ka Qaadeen Gudoomiyaha Baaralamaanka Galmduug.

Dhagayso Xidlhibaano sheegay in ay xilka Ka Qaadeen Gudoomiyaha Baaralamaanka Galmduug.

0
SHARE

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa shegay in ay Xilka ka qaadeen Gudoomiyaha Baaralamaanka maamulka Galmudug Cali gacal casir.

xildhibaanada ayaa sheegay in ay rideen gudoomiyihii baarlamaanka galmudug islamarkaana uu maanta wixii ka dambeya uu yahay xildhibaan galmudug ah.

Halkaan ka dhagayso Shirka jaraa’id

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here