Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaan Jacfra iyo saraakiil kale oo la filayaayo in ay soo garaan...

Xildhibaan Jacfra iyo saraakiil kale oo la filayaayo in ay soo garaan magaalada Dhuusamareeb

0

Xildhibaan Jacfra iyo saraakiil kale ayaa la filayaa in ay soo garaan magaalada Dhuusamareeb si ay uga qaybqaatana hawlgallo la filayo in ay ka dhacaan deegaanada uu matalo xildhibaanku.

Waxaa jira madax sare oo heer Federaal ah oo ayakuna la filayo in ay soo garaan Dhuusamareeb.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray khilaaf dib u dhac ku keenay hawlgal ka dhici lahaa Ceelgaras iyo nawaaxigiisa, kaa soo u dhexeeyay Taliyaha xoogga iyo siyaasiyiinta halkaas laga soo doorto, waxaa loomalaynayaa in ay madaxda dalka ugu saraysaa ay imaandoonto si ay u dhammeeyaan khilaafkaas.

Ad
Previous articleShaakir oo Ka Dhawaajiyay inay Qayb kayihiin Dagaalka Lagu Qaaday Alshabaab
Next articleMadaxweynihii ee Hirshabeele:Dagaalkii Ceel Qooxle, yaa cidanka ku amray iney dib u baxaan? Maxeyse aheyd ujeeddada ka dambeysay? 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here