Home puntland Dhageyso Cabdi Samad Galan oo ka hadlay Sida Xilka Madaxweynaha Puntland loo...

Dhageyso Cabdi Samad Galan oo ka hadlay Sida Xilka Madaxweynaha Puntland loo qabto..

0
SHARE

Musharaxa xilka madaxweynaha puntland cabdisamad maxamed gallan oo horay u soo noqday gudoomiyaha gobolka bari ayaa si adag uga hadlay nidaamka loo soo xuli doono barlamanka iyo waliba qaabka xilka madaxweynaha puntland loo soo qabtay tan iyo intii la soo aasaay 1998.

Galan ayaa ka hadlay sida loo soo xulay madaxda puntland iyo sida dadka ay u daganyihiin gobolada dalka ee puntland iyo in lagu xushmooyo dadka u dhashay.

Waxa uu ka hadlay gobolka bari iyo sida awooda loogu qeebiyay awooda gobolkaasi oo cadaalad daro ku tilmaamay.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here