Home wararka Dalka Deg Deg Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Hodan ee...

Deg Deg Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Hodan ee Muqdisho.

0

Waxaa Goor dhaw Qarax ismiidaamin ah uu Ka dhacay Xarunta Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in Qaraxu uu ka dhacay Xarunta Degmada hodan, islamarkaana uu ahaa Qarax gaari laga soo Buuxiyay.

Qasaaraha Ka dhashay lama Oga Laakiin Waxaa Baraha bulshada La soo dhigay Bur burka Degmada iyo Gaadiidkii Halkaas yaalay.

La soco Faaha faahinta

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here