Home wararka Dalka Daawo Sawirada Qaraxii Maanta Lagu weeraray Xarunta Degmada Howl-wadaag ee Muqdisho.

Daawo Sawirada Qaraxii Maanta Lagu weeraray Xarunta Degmada Howl-wadaag ee Muqdisho.

0
SHARE

Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta Lagu Weeraray Xarunta Degmada Hodan ee Muqdisho ayaa Waxaa Ka dhashay Qasaare isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac.

Waxuu Bur buriyay dhamaan Dhismaha Xarunta Degmada oo gabi ahaan Dhulka Gashay.

Sawiro laga soo qaaday ayaa Muujinaya in Qaraxu uu ahaa Mid Xoogan, islamarkaana Bur buriyay Gabi ahaan Xarunta Degmada.

Todobaadkii Hore ayaa Qarax nuucaan ah waxaa Lagu Qaaday Xarunta Degmada Howlwadaag ee Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here