Home galmudug Dhageyso Shirka Jaraa.id ee Madaxweyne ku xigeenka Galmudug kaga soo horjeestay Shirka...

Dhageyso Shirka Jaraa.id ee Madaxweyne ku xigeenka Galmudug kaga soo horjeestay Shirka Kismaayo..

0
SHARE

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay oo shir araa’id ku qabtay magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in Galmudug uusan Khusaynin Qodobadii ka soo baxay Shirkii Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in Galmudug aysan Xiriirka Ujarin Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayna la shaqeyeynayaan isagoo intaasi ku daray in maamul goboleedyada ku fashilmeen in dhulkooda xureeyaan.

Waxa uu dhanka kale soo hadal qaaday shirka jabuuti oo lagu soo hadal qaaday shirka kismaayo isagoo sheegay in dowlada somaliya aysan ka danbeyn fashilka heshiiska.

Halkan Hoose ka dhageyso Shirka jaraa.id oo dhameestiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here