Home Wararka Maanta Wasiirka Difaaca Dowlada Kenya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Wasiirka Difaaca Dowlada Kenya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0

Waasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca dalka Kenya Adan Bare Ducaalle.

Wasiir Ducaale ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka xafladda furitaanka Akadeemiyad Gobolleedka Af- Soomaaliga ee (AGA).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta dhexe ee Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA.

Ad
Previous articleCabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka Hadlay Xaalada ka taagan Magaalada Muqdisho, iyo Waddooyinka Xiran
Next articleMaaulka Somaliland oo shaacisay inay bixineyso magta dadkii lagu dilay Laascaanood Xili Xaaladu Kasii Dartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here