Home Wararka Maanta Wasiirka cusub ee amniga Soomaaliya oo xilkii la wareegay

Wasiirka cusub ee amniga Soomaaliya oo xilkii la wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasiirkii hore ee Amniga, sida howlkarka ahayd ee u soo hoggaamiyey Xafiiska, isagoo kula dardaarmay wasiirka cusub in looga fadhiyo shaqo culus, maadaama amnigu uu yahay mid kamid ah tiirarka muhiimka ah ee xukuumadda.
Ad
Previous articleDoorashada Gudoomiyaha Degmada Cadaado oo lagu Kala baxay
Next articleilhaan cumar oo guul ka gaartay Doorashada dalka Mareykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here