Home Wararka Somaliya Deg Deg Gudoomiyaha Degmada Xamar jajab oo Goor dhaw La Toogtay.

Deg Deg Gudoomiyaha Degmada Xamar jajab oo Goor dhaw La Toogtay.

0

ALLE ha u naxariisto guddoomiyaha Degmadda Xamar Jajab Dr Maxamed Cabdi Axmed Xayle ayaa goor dhow lagu dilay Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa la sheegayaa in lagu dilay Meel aan ka Fogeen Ex-koontarool Afgooye ee Muqdisho waxaana dilkaasi fuliyay Koox Hubeysan.

Gudoomiyaha ayaa dilkiisa waxaa ka soobaxaya warar Kala duwan waxaana wararka qaar ay sheegayaa inuu Moota saarnaa Halka wararka qaarna ay Tilmaamayaan in gaarigiisa risaas Lala dhacay.

Dowladda Soomaaliya wili wax war ah kama soo saarin Dilka Gudoomiyahaan

La soco Faah faahinta

Ad
Previous articleXildhibaano ka Tirsan Dowladda caawa Dowladda Farmaajo Weerar Afka ah ku qaaday
Next articleKooxda Shabaab oo la wareegtay Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ee Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here