Home Wararka Maanta Deg Deg Wasiir bayle oo diiday hadalkii Xeer ilaalinta Qaranka

Deg Deg Wasiir bayle oo diiday hadalkii Xeer ilaalinta Qaranka

0

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya c/raxmaan ducale Bayle Ayaa diiday inuu bari hor-yimaado Xarunta Xeel ilaalinta qaranka kadib markii maalmo kahor loo wacay.

Wasiirka ayaa Sheegay in Go’aankiisa diidmada ah uu ogaysiiyay Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha islamarkaana ay Muhiim tahay in waddo sax ah loo Soo maro.

Qoraalka Wasiir bayle Halkaan ka Akhriso

 

 

Ad
Previous articleRaila Odinga oo ballan qaaday in uu dib furi doono xadka Kenya iyo Soomaaliya
Next articleCiidamada Dowlada oo dhibaato Xoogan ka Gaystay Degaan ay Dhawaan Qabsadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here