Home galmudug Magacyada Wafdi Ka Socda Gudiga Maamulka Gob oo Sweden ku soo wajahan...

Magacyada Wafdi Ka Socda Gudiga Maamulka Gob oo Sweden ku soo wajahan Maalinta..

0
SHARE

Wafdi GOB oo ka kooban saddex Xubnood ayaa ku soo foolleh Caasimada Wadanka Sweden ee Stockholm Sida aan kasoo xiganay Masuuliyiin Gudiga ah.

Wafdiga ayaa imaanaya Taariikhda marka ay tahay 06 Sep 2018 Saacada 20:20 iyagoo kasoo dagaya Garoonka diyaaradaha
Arlanda(ARN) qeybtiisaTerminal 5 ee Caalamiga.

Xubnaha imaaanaya waxaa kamid ah 1) Prof Abdulkadir Mohamed Shirwa  Guddomiyaha GOB ahna Jaamacadda Galkacyo GU
2) Dr Cumar Salad Cilmi Guddoomiyaha Hantidhawrka ee GOB iyo 3) Qasim Colad.Dhicisaw.

Muddada ay joogaan waxey kulamo la yeelan doonaan bulshada qeybaheeda oo ay warbixinno ka siin doonaan halka ay waddada Wisil-Galkacyo mareyso iyo iney uga mahadceliyaan kaalintii mugga lahayd oo ay ka qaateen horumarinta deegaanka guud ahaan.

Mudug24 Stockholm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here