Home wararka Dalka Daawo Sawirada Qarax Xoogan oo ka dhacay Degmada Hawl Wadaag Mudug24 oo...

Daawo Sawirada Qarax Xoogan oo ka dhacay Degmada Hawl Wadaag Mudug24 oo Sawirada Heshay..

0
SHARE

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo maleenayo in loo adeegsaday gaari waxyaabaha lagu weeraray xarunta Degmada Howl Wadaag, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wali lama oga gaariga qaraxa loo adeegsada iyo khasaaraha ka dhashay, qaraxa ayaana ahaa mid aad u xoogan oo dhawaqiisa si weyn looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas  xoogan oo ay ridayan Ciidanka dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo goobta xiray.

Daawo Sawirada Warbaahinta Mudug24 soo qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here