Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaano Hanjabaad u diray Madaxweyna Somalia Maxamed Cabdulahi Farmaajo..

Dhageyso Xildhibaano Hanjabaad u diray Madaxweyna Somalia Maxamed Cabdulahi Farmaajo..

0

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay ku fashilantay howlihii loo igmaday.

Xildhibaannadan oo ka soo jeeda K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre ay ku fashilmeen arrimaha siyaasadda iyo amniga dalka,.

Xildhibaanada ayaa goobta ka akhriyeen war-saxaafadeed ay kasoo saareen shirar uga socday magaalada kaasi oo uga hadlayeen arimaha taagan xiligan.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Xildhibaanada..

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here