Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Shir Gudoomiyay Shirka Looga hadlay Horumarinta Arimaha...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Shir Gudoomiyay Shirka Looga hadlay Horumarinta Arimaha Bulshada

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu horumarinayo arrimaha bulshada.

Kulankaan Ayaa lagu soo bandhigay qorshaha la tacaalidda isbeddelka cimilada iyo dhismaha xarunta Qaran ee gurmadka deg degga ah.

Ra’isul Wasaare Rooble Ayaa shalay iyo Maanta Shir Gudoomiyay shirar Muhiim ah oo ku saabsan Dhaqaalaha Dalka iyo Mashaariicda Arimaha Bulshada.

 

Ad
Previous articleAlshabaab oo Weerar Qaraxya ah ku qaaday Garoonka Diyaaradaha Buula Burde ee gobalka Hiiraan {Sawiro}
Next articleShirkii Madaxda Dowlad gobaleedyada oo baaqday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here