Home ciyaaraha maanta Dhagayso Wasiirka Dhalinyarada soomaaliya, Garoonka Muqdisho Ciidamo Boliis ah ayaa Lagu Wareejiyay

Dhagayso Wasiirka Dhalinyarada soomaaliya, Garoonka Muqdisho Ciidamo Boliis ah ayaa Lagu Wareejiyay

0
SHARE

Waxa ay sheegtay in Ciidamada AMISOM ay qalabkoodii kala baxeen Garoonka,isla markaana lagu wareejiyey ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Sidoo kale wax ay sharaxaad ka bixisay waxa laga yeelayo Garoonka maadaama mudadii dalka dowlad la’aanta uu ahaa uu burbursanaa guureen Stadium Muqdisho

Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here