Home ciyaaraha maanta Dhagayso Wasaarada Ciyaaraha Galmudug oo sheegtay in Koobka ka socda Dhuusamareeb uusan...

Dhagayso Wasaarada Ciyaaraha Galmudug oo sheegtay in Koobka ka socda Dhuusamareeb uusan aheen Mid ah Sax ah.

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maalintii shalay aheed ka furmay tartan kubbada cagta degmooyinka maamul-goboleedka galmudug,iyadoona dinaca kale la sheegay in tartan kan lamid ah uu ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Galmudug ayaa xusay in Galmudug ay leedahay wasaarad u qaabilsan Ciyaaraha, Hadana uu Koobkaas ka socdo Magaalada Galkacyo, waxuuna sheegay in galmudug ay ku Midaysan tahay Koobkaan.

Dhinaca wasiirka ayaa sheegay in Ciyaaraha ka socda Dhuusamareeb aysan aheen kuwii sharciga ahaa.

Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here