Home Wararka Somaliya Xariirka Kubada Cagta Soomaaliya oo Maanta daah Furay Xafiis Cusub oo ku...

Xariirka Kubada Cagta Soomaaliya oo Maanta daah Furay Xafiis Cusub oo ku shaqeyn doono Ururka K/cagta Galmudug {Sawiro}

0
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa daahfuray xafiis cusub oo ay yeelan doonaan Ururka Kubadda Cagta Galmudug.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino), daah -furay xafiis cusub iyo gaari noha oo ay ku shaqeyn doonnaa ururka.
Guddoomiya ururka kubadda cagta Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa uga mahadceliyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta hirgelinta xafiiska oo si buuxda u qalabeysan.
Ad
Previous articleBangiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu kobci doono 2.4 boqolkiiba 2021
Next articleTaliyaha NISA we Gobalka Banaadir oo xilkii Laga qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here