Home ciyaaraha maanta Tartanka C/cagta Degmooyinka Galmudug oo maanta Furmaya (Akhriso)

Tartanka C/cagta Degmooyinka Galmudug oo maanta Furmaya (Akhriso)

0
SHARE

Koobka kubada Cagta degmooyinka Galmudug oo Maal mihii la soo dhaafay ka soconayay diyaar Garoowgiisa Deegaanada Galmudug  ayaa maanta ka Furmaya Cadaado iyo Dhuusamareeb.

Koobkaan oo ay Ka Qeyb galayaan Ilaa iyo 6 degmo oo galmudug ah ayaa La qorsheeyay in Lagu Ciyaaro Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.

Maanta ayaa si Rasmi ah Loo furayaa Tartankaan Degmooyinka Galmudug, waxaana Ka Qeyb galaya Madaxda Sare ee Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Degmooyinka Galmudug, ee dhinaca Ciyaaraha ayaa Sameeyay diyaar Garoow Xoogan oo dhanka Kubada Cagta ah.

La soco Faah Faahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here