Home Wararka Maanta Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir oo Furay Wadada Isku xirta Muqdisho iyo Afgooye...

Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir oo Furay Wadada Isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo Cabsho Laga Muujiyay (Sawiro)

0

Taliyaha qeybta Guud ee gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Aadan oo ka jawaabaya cabasho ka timid dadka isticmaala wadada dheer ee xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa kormeer ku tagay goobihii ay kasoo yeertay cabashada.

Taliyaha ayaa furay wadooyin hore u xirnaa oo ay dadku cabashada kasoo gudbiyeen isagoo sheegay in wadada oo dhan la furi doona marka ay dhamaato wajiga labaad ee dhismaha oo filayo in dhawaan ay bilaabato.

Gaadiidlayda isticmaala wadadaas iyo shacabka ayaa uga mahadceliyay taliye Farxaan howsha uu maanta ka qabtay wadadaas.

idaacad ku taala Muqdisho ayaa shalay cod qarsoodi ah ka duubtay Wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooyr dhibaatada Laga qabo.

Ad
Previous articleCiidamada Daraawiiishta Galmudug oo Howlgallo ka Fuliyay Gobalka Mudug
Next articleCiidanka Dowlada oo sameeyay howlgal lagu qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here