Home wararka Dalka Dhagayso Dowlada Soomaaliya oo Dhibaata Ku Qabta Calanka Soomaaliya, iyo sida loo...

Dhagayso Dowlada Soomaaliya oo Dhibaata Ku Qabta Calanka Soomaaliya, iyo sida loo Isticmaalo.

0

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershada ee Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ka Hadlay Dhibaatada ay Ku qabaan Calanka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Sheegay in ay Ka Walaacsan yihiin Qaabka Adeegsiga Calanka soomaaliya, Oo inta badan Aan Loo adeegsan Medabkii Saxda ahaa.

Waxuu sheegay wasiir Maareeye in Calanka Soomaaliya, Marka La fiiriyo Safaaradaha,  wasaarada Dowlada iyo Dhamaan Xarumaha kala duwan ee Soomaaliya, in la suro inta badan Calanka Soomaaliya oo Aan Sax aheen.

Hadalka Wasiirka ayaa imaanaya xili Dhawaan Wasaarada ganacsiga soomaaliya ay Sheegay in loo Baahanyahay in La Helo shirkad si sax ah udaabacda Calanka soomaaliya.

Halkaan Ka Dhagayso

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here