Home ciyaaraha maanta Ciyaartooy Metalaysa Cadaado oo gaaray Dhuusamareeb iyo Koob kale oo Halkaa...

Ciyaartooy Metalaysa Cadaado oo gaaray Dhuusamareeb iyo Koob kale oo Halkaa Ka Furmaya (Sawiro(

0
SHARE

Xulka kubada Cagta ee matalaya Dagmada Cadaado ayaa gor dhow soo gaaray Magalada DHUUSAMAREEB kuwaasi oo ka qeyb galaya Koobka Dagmooyinka Galmudug oo maalinta sabtida ah ka furmaya Garoonka Kubada Cagta ee Dhuusamareeb.

Duleedka Dhuusamareeb ayaa kooxda ka socotay Cadaado waxaa ku soo dhaweysay Masuuliyiinta Maamulka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb iyo dhalinyaro badan.

Tartanka oo barito furmi doona ayaa si weyn loogu diyaariyey ilaa 3 garoon oo qaar ladhigey Rooga Cagaaran iyo Agabyo kale.

Arintaan ayaa imaanaysa Xilli dhawaan uu galkacyo ka furmi doono koob kale oo Degmooyinka Galmudug ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here