Home wararka Dalka Dhageyso Hadalkii u horeeyay ee uu jeediyo Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Deeganka...

Dhageyso Hadalkii u horeeyay ee uu jeediyo Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Deeganka Somalida..

0

Madaxweynaha Cusub ee DDSI Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar). Ayaa ka hadlay Xilka cusub ee uuu qabtay wuxuuna sheegay inuu maamukaas ku Hogaamin doono dariiqa saxda waa sida u hadalka u yiri .

Waxa uu ka hadlay sida shacabka xur ugu yihiin in wax walbo ka hadlaan si geesinimo ah iyagoo cidka ka baqeen.

Dhanka kale ayuu sheegay in isaga la dhihi karo wax kasta uusan qofna arintaasi ku ciqaabidoonin isla markana dhibaato u geesan donin.

Hoos ka dhageyso codka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here