Home wararka Dalka Xoghayihii Ra”isul Wasaare ku xigeenka Dalka oo Hargeysa Lagu Xiray.

Xoghayihii Ra”isul Wasaare ku xigeenka Dalka oo Hargeysa Lagu Xiray.

0

Wararka ka Imaanaya Soomaaliland ayaa sheegaya in Maanta Magaaladaas lagu xiray Xogahayihii Ra”isul Wasaare Ku xigeenka Dalka.

Somaliland waxay Xabsiga dhigtay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah xoghayaha Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Ilaa Hada Ma Jirto Faah Faahin Ku Aadan Qaabka loo xiray C/qani Yaasiin Maxamed.

Soomaaliland ayaa inta badan Xabsiga Dhigta Masuuliyiinta Madaxda Dowlada ee Xilalka ka haya Dowlada Soomaaliya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here