Home Wararka Maanta Ciidamada amaanka oo Maanta xiray Wadooyinka Muqdisho (Sawiro)

Ciidamada amaanka oo Maanta xiray Wadooyinka Muqdisho (Sawiro)

0

Waddooyinka Muqdisho qaarkood ayaa saakay xiran, sababtana waa in RW Xame uu safar u yahay magaalada Baladweyne iyo Madaxweynaha Qaranka oo aaday Garoowe

Waddadii Madaxdu isticmaalijirtay ee Dekadda islamarkaana tageysay Marina Gate waxaa xiray daadkii roobka xalay illaa saakay da’ayay, taas badalkeeda Madaxa ayaa isticmaaleysa waddadaan Maka-Almukarama.

Muqdisho waxaa ka da’aya roobab xoogan, waxaana sidoo kale xiran Wadooyinka Caasimada

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo laayay koox Ka Tirsan Alshabaab
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here