Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha galmudug oo Hambalyada 15 May udiray Dhalinyarada Soomaaliyeed

Madaxweynaha galmudug oo Hambalyada 15 May udiray Dhalinyarada Soomaaliyeed

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa munaasabada maalinta dhallinyaradda awgeed hambalyo udiray guud ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay waxqabadka iyo kaalinta dhallinyada ee ku aadan qarandhiska iyo dowlanimada.

“xuska munaasabadda 15 May,sanadguurada 78-aad ee aasaaskii ururkii gobannimo doonka ahaa ee SYL awgeed, waxan hambalyo u dirayaan dhammaan dhallinyarada soomaaliyeed”

Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Ku sugan Munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jabuuti (Sawiro)
Next articleXiisad ka taagan Gurceel ka dib Dil loo gaystay Qof Xoola dhaqata ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here