Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo war ka Soo saartay Abaaraha ka Jira Deegaanada Galmudug, waxayna...

Galmudug oo war ka Soo saartay Abaaraha ka Jira Deegaanada Galmudug, waxayna Baaq udireen Hay’adaha

0

Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa soo saartay baaq codsi ah oo ay usoo jeedisey dhammaan hay’addaha iyo deeq bixiyeyaasha caaalamiga ah.

Waxay  ku boorisey in ay ka jawaabaan islamarkaana ay caawiyaan biyo yarida ay sababeen colaadaha iyo abaaraha soo laalaabtay ee ka jira deegaanada Galmudug.

Halkaan ka Akhriso Qoraalka

 

 

Ad
Previous articleQaraxii labaad oo Maanta Muqdisho ka dhacay iyo Faah Faahin ka Soo baxaya
Next articleGuddiga Doorashada oo ka hadlay Doorashada iyo xilliga la bilaabayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here