Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Wasiiro Xilka laga Qaaday iyo Kuwa Cusub oo...

War Deg Deg ah: Wasiiro Xilka laga Qaaday iyo Kuwa Cusub oo la Magacaabay

0

Raysulwasaaraha Soomaaliya ayaa Goordhow Isku Shaandheeyey Golihiisa Wasaarada Waxaa uuna Magacaabay Wasiiradaan:

Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya kaas oo Ahaa Wasiirkii arimaha Gudaha Xukumada Xamse Cabdi Barre  Fiqi Ayaa aad loo Hadal Haayay Dhawanaahan in Loo Magacaabi Doono Wasaarada Arimaha Dibada ee Maantay loo Dhiibay.

Cali Xoosh ayaa Loo Magacaabay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Dib u Heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cali Xoosh ayaa Kasoo Jeeda Maamulka Puntland oo Ka Goostay Dowlada Soomaaliya kaas oo la Filaayo Inuu Soo Celiyo Maamulkaas.

Senotar Fartaag ayaa Loo Magacaabay Wasiirka Amniga Dowlada Soomaaliya Fartaag ayaa Kasoo Jeeda Maamulka Jubaland Gaar ahaan Gedo.

 

 

Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Abaalmarin Siiyay Ciidamadii Alshabaab u Diiday inay Xarardheere Qabsadaan
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Ciidamada PUNTLAND oo gacanta kusoo dhigay ninkii dilay Cabdixakiin Fiqi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here