Home Wararka Maanta Maanta oo kale sanadkii 2019, waxaa Doxa ku geeriyooday Gudoomiyihii Hore ee...

Maanta oo kale sanadkii 2019, waxaa Doxa ku geeriyooday Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir

0
Allaha u naxariisto maanta oo kale (1 August 2019) saddex sano ka hor waxaa ku geeriyooday magaalada Doxa ee dalka Qatar Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Allaha u naxariistee Eng. C/raxmaan Yariisow, oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray qarax ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.
Gudoomiye yariisoow ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay xarunta Gobalka Banaadir, waxaana qater loogu qaaday dhaawac culus oo gudoomiyaha soo gaaray
Waxaa weli jira su’aalo aan jawaab loo helin oo la xiriira dilkiisa iyo Mas’uuliyiintii kale ee hal goob lagu qarxiyay. Dhammaantood Naxariistii janno Alle haka waraabiyo.
Ad
Previous articleKenya oo Maalma kooban ka faa’iiday lacago malaayiin dollar ah qaadka Soomaaliya
Next articleMuqtaar Rooboow abuu-mansuur oo Wasiirada cusub ka soo mid Noqon doona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here