Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah: Qarax ka Dhacay Magalada Muqdisho iyo Alshabaab oo...

War Deg Deg Ah: Qarax ka Dhacay Magalada Muqdisho iyo Alshabaab oo Dhacdo Lama Filaan ah La Kulmay

0

Warar Hordhac ah ayaa Kasoo Baxaaya Qarax Goordhow ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Wararka Ayaana Xaqiijinaaya in Rag Ka Tirsanaa Alshabaab oo Doonaayay inay Qaraxx  Ku Xiraan Dukaan ku Yaala Suuqa Bakaaraha  ay la kulmeen Dhacda Lama Filaan ah.

Ragaan ayaa Waxaa si kedis ah kusoo Gaaray Ciidamo Ka Tirsan Nabad sugida Gaar ahaan Dharcada Ka Howlgasha Suuqa Bakaaraha kuwaas oo Dagaal kooban la Galay Ragii Alshabaabka ahaa kuwaas oo ka Dilay Mid ka Mid ahaa Ragii Qorshayaynaayay inay Dukaanka Ku xiraaan Miino.

Mid kale ayaana La Sheegay inuu Baxsaday Asagoo Dhaawac Halka kii Sadexaadna uu Is Qarxiyay.

Waa Markii Ugu Horaysay oo Nabad sugidu ka kortagaan alshabaab Doonaayay inay Dukaamo Qarxiyaan Tan iyo Markii Alshabaab Bilaabeen inay Qarxiyaan Dukaamada Lagu Xiray Caamerooyinka Wax Duuba.

 

Ad
Previous articleIsimada SSC-Khaatumo oo ku ku jiray dhex-dhexaadinta Deni iyo Mucaaridka Puntland oo maanta go’aan rasmi ah ka soo saaray Khilaafka ka taagan Arrimaha doorashada 2024.
Next articleMaxaabiis ay Alshabaab ka Haysteen in Ka Badan laba Sano Beesha Sacad oo Caawa Soo Gaaray Koonfurta Gobalka Mudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here