Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Diyaaradii ugu Horaysay ee Sida Ciidamadii lagu Tababaray...

WAR DEG DEG AH: Diyaaradii ugu Horaysay ee Sida Ciidamadii lagu Tababaray Dalka Eriteriya oo Muqdisho kasoo Dagtay

0

Diyaaraddii u horreysay oo sida ciidankii Eritrea lagu soo tababaray ayaa goordhow ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Asbuucaan ku Dhawaaqay inuu Dhawaan lasoo Dajin Doono Qaybtii u Horaysay oo Ka Tirsan Ciidamadii lagu Tabarayay Dalka Eriteriya.

Ciidamadaan oo Mudo badan ku Maqnaa Eriteeriya ayaa Waxaa Ka Dhashay Buuq iyo Xisad Siyaasadeed oo Mudo Soo jiitamaysa.

Waa Talaabo Guul u ah Soomaaliya Hadii Dhamaan Ciidamadaan Dalka Dib loogu soo Celiyo kuwaas oo Lagu Qiyaasay Ku dhawaad 10.000 oo askari oo isugu jira Ciidamada Bada Iyo Kuwa Biriga.

Ad
Previous articleBurcad hubeesan oo dhac ka geesanayay xaafad katirsan Muqdisho oo la qabtay(Sawiro)
Next articleKylian Mbappe oo sameeyey arrin layaab leh 72 saac kadib Ciyaartii Finalka ee Koobka Aduunka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here