Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga Ka Jaray Laba Mashruuc oo Dhuusamareeb laga...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga Ka Jaray Laba Mashruuc oo Dhuusamareeb laga Hirgaliyay(Sawiro)

0

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed cabdi kaariye “QoorQoor” ayaa si rasmi ah xariga uga jarey labo mashruuc oo Kala ah Suuqa weyn ee Ganacsiga Dhuusamareb iyo wadada airport-ka oo ah jid jaay ah oo dhererkiisu yahay 2.5Km.

Munaasabada xarig jarka ayay ka qayb galeen masuuliyiin ka socota wasaraddaha howlaha guud iyo dib u dhiska federaalka iyo Galmudug, maamulka Dhuusamareb iyo qaar kamid ah bulshada.

Qoor Qoor ayaa Caasimada Galmudug si wayn ugu Soo kordhiyay Masharaac aad loo Mahdiyay kuwaas ay ka Mid ahaayeen Madaxtooyada Galmudug iyo Wasaraado badan oo uu dhisay.

 

Ad
Previous articleGaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo Mudo Kadib Xil Culus loo Magacaabay Xili Ceelbuur Weerar lagu Yahay
Next articleWAR DEG DEG AH: Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka iyo Dagaal laga cabsi qabo inuu qarxo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here