Home Wararka Maanta Siiriyaan Dahab farabadan ka Xaday Muqdisho oo aygoo Safar ah lagu Qabtay….(Sawiro)

Siiriyaan Dahab farabadan ka Xaday Muqdisho oo aygoo Safar ah lagu Qabtay….(Sawiro)

0

Nin u dhashey dalka Suuriya & labo dumar oo xaaskiisa ah oo si yaab leh u qaadanaya 940 Garaam oo dahab.

Ciidanka Boliiska dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo ajaanib ah kuwaas oo ku eedeysan inay Magaalada Muqdisho ka qaateen Dahab gaaraya 940 Garaam ayna baxsad ka ahaayeen cadaaladda.

Eedaysanayaasha Boliisku qabtay ayaa kala ah, Cabdikariin Axmed Almuhamed, Jamiila Qasi Yuusuf, Cabdalla Cabdikariim Axmed, iyo Malay Cabdi bdikarim Ahmed

Boliiska ayaa sheegay in xubnahaan Suuriyaanka ah ee saaka lagu qabtay Qardho la horgeyn doono Cadaaladda.

Ad
Previous articleNin oday ah iyo wiil uu dhalay oo xalay Gaalkacyo ku dilay labo Sargaal iyo baadigoob loogu jiro
Next articleXasan shiikh oo u Dhoofay Dalka Jabuuti iyo ujeedka Safarkiisa oo la Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here