Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta la Kulmay ku xigeenka Wakiilka Midowga Afrika...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta la Kulmay ku xigeenka Wakiilka Midowga Afrika iyo Saraakiisha ATMIS (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Fiona Lortan iyo saraakiil ka tirsan hawlgalka ATMIS.

Masuuliyiinta Midowga Afrika ayaa xog ka siiyay Ra’iisul Wasaaraha hawlgalka ciidamada ATMIS iyo wakhtiga kala guurka oo loo dejiyay in ay ciidanka Soomaaliyeed guud ahaan la wareegaan amniga dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in xukuumaddiisu ka shaqeyn doonto xasilooni siyaasadeed iyo mid amniba, isla markaana ay ahmiyadda koowaad, labaad iyo saddexaadba ay siineyso amniga iyo sidii waddanka nabad looga dhigi lahaa.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Jabuuti lagu soodhaweeyey
Next articleIsmaacil Cumar Gelle oo Madaxweyne Xasan Sheekh guddoon siiyay billada ugu sareysa dalka Jabuuti(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here