Home wararka Dalka Muddo 35 Cisha Ayaa laga Joogaa markii La Weeraray Wasaarada amniga iyo...

Muddo 35 Cisha Ayaa laga Joogaa markii La Weeraray Wasaarada amniga iyo gudaha Wilina lama Dayactirin

0
SHARE

35 Cisho kadib Wali Lama Dayactirin Xarumihii Wadaaradda Amniga Iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha.

Xarumahaan Oo La Soo Weeraray 7-july Ee bishii Hore Ayaanna Wali Waxaa Ka Muuqda Weerarkii Kaasoo Ay Ku Dhinteen 10 Qof.

Ugu Danbeyn Shaqaalaha Wasaaraddaha Aan Soo Sheegay Ayaa Ku Shaqeeya Hoteelo Taasoo Ay Ka Micno Tahay In Wasaaradahan Hanti Lagu Dayactiro Aanna Loo Heyn

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here