Home wararka Dalka Dowlada Imaaraadka Carabta oo shidaal Qosid Ka Bilaawday Qeybo Muhiim ah oo...

Dowlada Imaaraadka Carabta oo shidaal Qosid Ka Bilaawday Qeybo Muhiim ah oo Africa ma mid ah.

0
SHARE

doowlada imaaraadka ayaa dhiseysa dhuun weyn oo shidaalka qaada taas oo isku xireysa magaalada dekada leh Casab taas oo ku taal Eratariya iyo magaalada Addis ee xarunta Itoobiya.

arintan ayaa waxa ay ka danbeysay sida ay sheegtay idaacada FANA oo afka doowlada itoobiya ku hadasha kadib markii ay Addis wadahadalo ku yeesheen madaxda itoobiya iyo wasiiru doowlaha horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ee dalka imaaraatka Reem Hashimy.

Tilaabadaan ayaa Dadka falaqeeya Arimaha Africa Waxay ku sheegeen in Tani ay dhibaata Ku Tahay Soomaaliya, Hadii Tani ay dhacdo.

Dowladaha imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya waxaa ka dhaxeeya Muran Dhanka Siyaasada ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here