Home wararka Dalka Dhageyso War ay soo saareena Garsoorayaashii uu xilka ka qaaday Farmaajo.

Dhageyso War ay soo saareena Garsoorayaashii uu xilka ka qaaday Farmaajo.

1
SHARE

Garsoorayaasha ayaa xilka laga qaaay waxyar ka hor markii  Wareysi ay siiyeen Dalsan Tv eedeyn kulul ay u jeediyeen Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleyman,iyaga oo xiligaas codsaday in xilka laga qaado balse ay iyaga xilkoodii ku waayeen.

Maxamed Maxamuud (Dr Luu) oo ahaa guddoomiye ku xigeenka Maxkamada Sare kana mid ahaa Garsooreyaashii xilka laga qaaday ayaa sharcidaro ku tilmaamey xilka qaadistaas uu ku sameeyey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaaj

Waxa uu sheegay in sababta xilka looga qaadi karo ay tahay in marka hore hadii uu dembi galay ay baaritaano ku sameeyaan Guddiga Golaha Adeega balse xilligaan dalka uusan ka jirin guddigaas.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

Loading...

1 COMMENT

  1. Is incompetent buffoon Farmaajo even distantly aware that the law does not allow him to either hire or fire judges?

    Hawshan waxaa leh Guddiga Adeegga Garsoorka oo aan jirinba waqtigan.

    Inta laga dhisayo Guddiga Adeegga Garsoorka, ma jirto cid qori kartaa Garsoore (qaalli, xaakin).

    Inta laga dhisayo Guddiga Adeegga Garsoorka, ma jirto cid eryi kartaa Garsoore (qaalli, xaakin).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here