Home wararka Dalka Masuul ka Tirsan Dowlada Soomaaliya oo iska Casilay Xilkii uu Hayay (Akhriso)

Masuul ka Tirsan Dowlada Soomaaliya oo iska Casilay Xilkii uu Hayay (Akhriso)

0
SHARE

Warqadda is casilaadda oo ay heshay idaacadda Maraynkanka ee VOA ayaa agaasimuha ku sheegay inuu isku casilay duruufo adag oo u saamixi waayey inuu sii wato shaqadii uu u hayey wasaaradda iyo xukuumadda federaalka darteed.

Nooca duruufaha adag ayaan lagu faahfaahin warqadda is casilaadda.

Warar ay heeshay VOA ayaa sheegayaan in is casilaaddan ay la xiriirto kiis dhowaan ka dhacay wasaaradda oo lagu xiray Daahir Maxamed Nuur oo ahaa Agaasimihii Waaxda Dib-u-Dejinta Barakacayaasha oo haatan ku jira xabsi kadib markii dawladda Soomaaliya ku eedaysay “xatooyo xoolo dadweyne” sida lagu baahiyey warbaahinta rasmiga ah ee dawladda Soomaaliya.

Xigasho VOA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here